Madaxweyne Deni oo Damaciisa Siyaasadeed u bandhigay Siyaasiyiin kala duwan (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Siyaasiyiin iyo Aqoonyahano kasoo jeeda deegaanada Puntland oo xilligan ku sugan Garoowe.   Kulankan oo ah is-xogwareysi iyo wadatashi ayaa Madaxweynuhu la yeeshay Siyaasiyiin isugu jira kuwo xilal kala duwan kasoo qabtay Puntland iyo Soomaaliya, falanqeeyayaal siyaasadeed iyo xubno arrimaha Bulshada … Continue reading Madaxweyne Deni oo Damaciisa Siyaasadeed u bandhigay Siyaasiyiin kala duwan (Sawirro)